Meehaal, Waa Podcasts aqooneed isu taagay sidii uu qaadhaan ugu darsan lahaa koboca wacyi ee bulsho. Bahda Meehaal Podcasts iyo martideeduba waxa ay idiin soo tebindoonaan fikrado -Meehaallo- hogatusaalaynaya waaxo badan oo taabanaya nolosheenna, kuguna dhiiri galinaya arimo badan, kaana reebaya fikrado togan, iyaga oo kugu biirinaya fikrado toolmoon. Waxa aannu u filaynnaa dhegaystayaashayada xurmada leh, in barnaamijka Meehaal uu culi doono garaadkooda.
11,432 views
2,408 views
1,989 views
29,220 views
29,220 views
11,432 views
2,408 views
1,989 views